Tiknolajiyadda oo dhalinyarada magaalada Jowhar ufududeysay horumarinta Waxbarashada

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ustaad Yusuf Shiqa Bashar  oo ah bare iyo khabiir dhanka waxbarashada ah ayaa si qoto dheer uga hadlay sida ay tignoolajiyada casriga ah u beddeshay habka waxbarasho ee maanta. Wuxuun xusay in isbeddelka tiknoolajiyadu uu horseeday horumar weyn oo dhinaca waxbarashada ah.

Juweyriya Hassanayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here