Tartanka Xaafadaha Degmada Kismaayo oo Galabta Lasoo Gabagabeeyey.

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartanka waxaa kasoo qeyb galay ilaa kooxood oo kala matalaayey xaafadaha kala duwan ay ka kooban tahay degmada kismayo, wuxuuna tartanka ahaa hal kulan oo is arag ah kaas oo kooxdii badisaa ay usoo gudbeyso wareega xiga ee tartanka.

Kulankii finalka aha ee galaba udhaxeeye labada xafadood calanley iyo shaqaalaha ayaa waxa gool kulaad ku qaaday xaafada shaqaalaha, sanadkii hore ayaa sidan oo kale ayaa gool kulaad waxa uga qaday xaafada faanoole shaqaalaha, sanadkana gool kulaad ay ku qadeen shaqaalaha.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here