Tartanka kubadda cagta ah oo ka socdo magaalada Jowhar

0
141

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa haatan ka socda tartan aad uxiiso badan oo udhaxeeya labaatan koox oo ka dhisan magaalada Jowhar kuwaasi oo kala tirsan heerarka 1aad iyo 2aad.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here