Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartanka kubada cagta iskuulada degmada Kismaayo iyo Deegaanada hoos yimaado ayaa si nabad ah ugu soo gaba gaboobay garoonka Waamo ee
magaalada Kismaayo.
Tartanka ayaa waxaa ka qeyb galay Iskuulada kuyaalo degmada Kismaayo iyo sadexda deegaan ee kala ah Deegaanka Goobweyn, Deegaanka Yoontoy iyo deegaanka Qaam-qaam.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.
Audio Player