Tartanka Horyaalka Heerka 3-aad Jubbaland oo La daah-furay

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartanka Horyaalka Heerka 3aad ee Jubbaland oo si rasmi ah uga furmay garoonka kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo waxaan si  weyn u soo dhaweeyeen taageerayaasha Ciyaaraha iyo Bulshada Deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here