Tartanka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliya oo wali ka socda Magaalada kismaayo

0
741

Kismaayo(waamo Radio)Waxaa wali ka socda magalada kismayo  tartanka hidaha iyo dhaqanka Soomalida kasi oo ay  ku tartamayaan dhalinyarada xafadaha magalada kismayo iyo ku deeganada hoosyimada dagmada kismayo sida yoontow,goobweyn iyo
qaam qaam.

Tartankaani ayaa soo bilowday todobaadkii hore waxaana soo  qaban qaabiyay  golaha dhalinyarada dagmada kismayo iyo hayada sopdi,waxaana  maanta tartankaan ku tartamay labada xafadood ee kala ah Faanoole iyo Farjano.
Tartankaan waxaa uu qeyb ka yahay barnaamijka loogu magacdaray safarka  nabada  oo looga gol leeyay in dhalinyaradu isku dhex galaan.

wxaa warbixintaan inoo soo jeedineysa:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here