Tartanka Gool Dhalinta Premier League oo Meel Xiiso leh Maraya.

0
108

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa aan joognaa bisha October xilli ciyaareedka 2023/2024 ayaa maraya meel xiiso iyo xamaasad leh iyda oo ay xiddigo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed fiican.

Haaland ayaa sii wada gool dhalintiisii waxana uu hogaaminayaa gool dhalinta horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Erling Haland ayaa dhaliyay 8 gool horyaalka premier League waxana ku xiga xiddiga Tottenham ee Heung-min Son Kaas oo leh 6 gool premier League.

Waxa ku xiga xiddiga West Ham ee Jarrod Bowen kaas leh 5 gool ilaa haatan horyaalka premier League xilli ciyaareedka.

Waxa jira 8 xiddig oo dhamaantood isku goolal kuwaas oo dhamaantood leh min 4 gool kulamada ay ilaa haatan ciyaareen horyaalka premier League.

1: Erling Haaland (Man City) – 8 goals

2: Heung-min Son (Tottenham) – 6 goals

3: Jarrod Bowen (West Ham) – 5 goals

4= Bukayo Saka (Arsenal) – 4 goals

4= Ollie Watkins (Aston Villa) – 4 goals

4= Callum Wilson (Newcastle) – 4 goals

4= Evan Ferguson (Brighton) – 4 goals

4= Odsonne Edouard (Crystal Palace) – 4 goals

4= Bryan Mbeumo (Brentford) – 4 goals

4= Alexander Isak (Newcastle) – 4 goals

4= Hwang Hee-Chan (Wolves) – 4 goals

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here