England-(Idaacadda Waamo)-Gool dhalinta horyaalka England ee Premier League ayaa maraya meel xiiso badan iyada oo ay xiddigo badan isku baacsanayaan gool dhalinta xilli ciyaareedkan 2020/21.
Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa hogaaminaya gool dhalinta kadib labadii gool ee uu ka dhaliyay kooxda Crystal Palace horyaalka Todobaadkan.
Xiddigaha ku xiga ayaan wax gool ah dhalin todobaadkan iyaga oo dhamaantood sii jooga goolashii todobaadkii hore ay jooogeen.
Xiddiga kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa si lama filaan wacdaro u dhigaya Maadaama uu xiddigu ku dhaw tartanka gool dhalinta kadib labadii gool ee uu ka dhaliyay kooxda Leeds United Todobaadkan.
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta Premier League:
No. | Xiddiga | Kooxda | Xulka | Goolasha |
---|---|---|---|---|
1. | Mohamed Salah | Liverpool | Egypt | 13 |
2. | Dominic Calvert-Lewin | Everton | England | 11 |
3. | Jamie Vardy | Leicester | England | 11 |
4. | Son Heung-Min | Tottenham | South Korea | 11 |
5. | Bruno Fernandes | Manchester United | Portugal | 9 |
6. | Harry Kane | Tottenham | England | 9 |
7. | Patrick Bamford | Leeds | England | 9 |
8. | Callum Wilson | Newcastle | England | 8 |
9. | Wilfried Zaha | Crystal Palace | England | 7 |
10. | Danny Ings | Southampton | England | 6 |
11. | Ollie Watkins | Aston Villa | England | 6 |
12. | Diogo Jota | Liverpool | Portugal | 5 |
13. | Jack Grealish | Aston Villa | England | 5 |
14. | Marcus Rashford | Manchester United | England | 5 |
15. | Roberto Firmino | Liverpool | Brazil | 5 |
16. | Sadio Mané | Liverpool | Senegal | 5 |
17. | Tammy Abraham | Chelsea | England | 5 |
18. | Che Adams | Southampton | England | 4 |
19. | David McGoldrick | Sheffield United | England | 4 |
20. | James Ward-Prowse | Southampton | England | 4 |
21. | Jarrod Bowen | West Ham | England | 4 |
22. | Pedro Neto | Wolverhampton | Portugal | 4 |
23. | Raheem Sterling | Manchester City | England | 4 |
24. | Riyad Mahrez | Manchester City | Algeria | 4 |
25. | Timo Werner | Chelsea | Germany | 4 |