Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Balcad oo ka furmay magaalada Muqdisho

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha gobolka Benaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo si rasmi ah u faray Tartanka Cayaaraha Kubadda Cagta ee degmooyinka gobolka Banaadir iyo Balcad ayaa waxuu ka hadlay muhiimada taranka uu uleeyahay bulshada kunool gobolka Banaadir .

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here