Tartan Qur’aanka Kariimka oo Kismaayo loogu qabtay qaar ka mid ah Ardayda dugsiyada Kismaayo

0
47
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Boqol iyo Todobaatan arday oo loo soo xushay inay ka qayb galaan tartarnka Qur’aanka Kariimka ee laqabto Bisha barakaysan ee Rabadaan ayaa waxaa abaal marino ku doonsiiyay Maamulada Dugsiyaha lagu barto Qur’aanka ee  Al Uma iyo Al Khayraad ee Magaalada Kismaayo.
Ardayda Abaal Marinta la siiyay ayaa ku tartamay 30 Jus 15 Jus iyo 10 -ka Jus ee Qur’aan waxaana loo diyaariyay inay ka qayb galaan tartarnka wayn la qaban doono birsha Rabadaan oo maalmo yar ka dhimanyihiin.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here