Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartan Qur’aan oo ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Al-Kheyraad ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose, kaas oo ay ku tartamayaan 460 ardey ujeedka tartanka ayaana ah u diyaar garowga Tartanka Qur’aanka kariimka ee bisha barakeysan ee Ramadaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.