Tartan Qu’aanka kariimka ah oo Kismaayo lagu soo gabagabeeyay

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee runta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka Qur’aanka kariimka ee bisha barakaysan ee rabadaan kaas oo maalmahaan socday ayadoo Mauunadabada ay ka soo qaybgaleen waalidiin kala yimid dagmooyinka kala duwan ee Jubbaland kuwaas oo caruurtooda Kismaayo u keenay si tartanka Quraanka kariimka ay qayb uga noqdaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here