Tartan loo qabtay Dadka Naafada ah ee Xaafadaha Magaalada Kismaayo

0
263

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartankaan oo ahaa orodka Baaskiilka ay adeegsadaan dadka naafada ah ayaa waxaa loo qabtay qaar ka mid ah Naafada ku noool Xaafadaha kala duwan ee Degmada Kisamayo .

waxaana tartaan lagu maamusayay xuska 16,ka maalmood ee Ol’olaha wacyigelinta Ku saabsan in bulshada laga wacyi galiyo dhowrista xuquuqda dadka Naafada ah iyadoona qabashada tartankaan ay iska kaashadeen Hay’adaha  UNCHR iyo LWF.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here