Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada Jubbaland Ismaaciil Axmed Garas ayaa Magaalada kismaayo ka daahfuray Ololaha wacyi-galinta talaalka dabeysha Kulanka daahfurka ayaa Waxaa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah shaqaalo Waaxeedyada Wasaarada iyo Bahda Caafimaadka Jubbaland iyo Xubno ka kala socday Hay’adaha WHO Iyo UNICEF.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.