Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta iyo Taliyaha Xabsiga dhexe oo xarigga ka jaray labo qeybood oo lagu soo kordhiyay Xabsiga xabsiga dhexe ee Xamar

0
76
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta iyo Taliyaha Xabsiga dhexe ayaa waxaa ay manta si rasmi ah xariga ugu jareen labo dhismo oo cusub oo lagu soo kordhiyay xabisga dhex ee xamar  labada dhismo oo kala ahaa qeybta karntiilka dadka xanuunsan iyo qeybta labaad ee iskuulka waxbarshada ee Rajo labadan dhimsood ayaa waxaa ay maxaabiista ay ku dhiseen isxilqaan.
Taliye Xabsiga dhex ee xamar General Dahir Abdulle Raage ayaa sheegay in ay markasta ka go’an tahay waxbarshada maxaabiista isgoo ugu baqay wasaradda waxbarshada Somali in ay xoojiso waxbarshada maxaabiista.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here