Taliyaha Ciidanka Booliska Jubbaland oo safar caafimaad ku maqnaa oo soo gaaray Kismaayo

0
61

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-General Cabdullaahi Cabdi Yuusuf Taliyaha Guud ee ciidamada Booliiska dowladda Jubbaland oo muddooyinkii u dambeeyey arrimo caafimaad ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa wabrixintaan inooga diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here