Taliska Taraafikada Degmada Kismaayo oo war ka soo saaray Gaadiidka Xamuulka ah ee Isticmaala Laamiga Magaalada

0
353
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadada laamiga ah ee dhex marta Magaalada kismaayo ayaa inta badan ah mid uu mashquulkeedu  badan yahay, waxaana istimaala noocyada kala duwan ee gadiidka,gawaarida  xamuulka ah ,gadiidka dad waynaha iyo gawaarida yaryar.
Mashquulka iyo gadiidka badan ee wadada laamiga  isticmaala waxaa mararka qaar ka dhasha shilal kala duwan oo khasaare dhaliya.
Hadaba Taliyaha taraafikada degmada Kismaayo Bashiir Xiis Khaliif ayaa amarro ka soo saaray  gadiidka xamuulka ee Magaalada dhex mara xiliyada maalintii.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here