Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliska Qaybta Booliska Gobolka Jubada Hoose ayaa ah taliska ugu weyn ee ka howl galo deegaanada Jubbaland, wuxuu si maalinle ah uga jawaabaa dhacdooyinka dhexmara bulshada kunool Gobolka Jubada Hoose.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.