Taliska Ilaalada Wadooyinka Kismaayo oo soo saaray Awaamiir cusub

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliyaha Ciidamada ilaalada Wadooyinka Degmada Kismaayo Cabdishakur Sheekh Dhayib oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa kawarbixiyay howlaha shaqo ee ay u hayaan bulshada degmada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here