Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta dhaqaalaha Jubbaland oo laa shanaysa Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee dowlad Goboledka Jubbaland 26 bishii labaad ee sanadkaan 2025 shaacisay waqtiga rasmiga ee ay bilaamanayso qaadista cashuurta wado marista Gaadiidka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.