Taliska Ilaalada Waddooyinka Kismaayo oo amarro ka soosaaray Gawaarida la dhigto hareeraha Jidka

0
117

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bartahamaha Magaalada Kismaayo oo uu maro Hal jid oo Laami ah  oo ay Badanaa ay Gaadiidka Dowlad iyo kuwa shacabka ay isticmalaan  ayaa waxaa mararka qaar uu noqdaa Jaam ay sababaan   Gaadiidka la dhigto Hareeraha Wadada,waxaana Arinkaasi cabasho badan ka muujiyay darawalada wado Gaadiidka  isticmaala wadadaan.

Taliyaha Cusub ee ciidanka Taraafikada Degmada Kismaayo  Abdishakuur Dayib Sheekh oo la hadlay warbaahinta ayaa FaahFaahiyay  Go’aanka ka soo  Baxay Laanta Nabad Galyada Waddooyinka Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here