Taliska Ciidanka ilaalada nabadgelyada waddooyinka ee degamada Kismaayo oo Gaadiidleyda ugu baaqay in ay goostaan waraaqda cashuurta ee sanadlaha

0
200
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa laga bilaabay cashuura laga qaado gawaarida  ee Sanadlaha,waxaana la furay Baabuurta aan qaadanin waraaqda cashuurta  in ay go’aasadaan waraaqada.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here