Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Jubbada hoose oo amar ka soo saaray Xirashada indha Shareerka

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Taliska Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa maalmahan magaalada Kismaayo ka waday hawlgalo lagu aruurinayo insha-shareerka ay haweenku xirtaan kaas oo Jubbaland horay u mamnuucday balse maalmahan magaalada lagu arkayay Haween badan oo xiran indha shareerka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here