Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo degmada Cabdicasiis kasoo qabtay Maandooriye

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliska Ciidanka Booliska gobolka banadir oo holgal balaaran kasameynayay degmoyinka iyo xafadaha Magalada Casimada ah ee Muqdisho ayaa waxa holgal Ay kasameyeen Degmada Cabdicasiis ay ku soo qabtay Jawaano Maandooriye iyo ragi laha oo gacanta lagu sodhigay sida uu warbahinta u sheegay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo Warbaahinta uga Warbixiyay howlgalka lagu soo qabtay Maandooriye.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here