Taliska Boliiska Buur-dhuubo oo codsaday in laga qeyb qaato dayactirka saldhiga degmada

0
402

Buur-dhuubo(Idaacadda Waamo)Taliyaha Boliiska degmada Buur-dhuubo ayaa codsaday in laga qeyb qaato dhismaha saldhiga degmada Buur-dhuubo,kaas oo uu soo gaaray burbur xooggan.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here