Taliska Booliiska Jubbland oo ka warbixiyey howlgal ka dhan ah Darawalada aan laheyn sharciga Gawaarida

0
234
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Taliska Booliiska Dagmada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka dowlad goboleedka jubbaland ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa wadeen howlgal ka dhann ah gawaarida aan u dhammeystirneen sharciga looga baahan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here