Taliska Booliiska Baydhabo oo digniin u diray Dadka ka Gancsada Contooyinka Maalmaha Ramdaanka

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciidanka Boliiska magaalada Baydhabo ayaa dadaal uga jira sidii ay ula dagaalami lahaayeen goobaha furan maalinkii inta lagu guda jira bisha Ramaadan.

Iyadoo Bisha Ramadaan lagu gudo jiro ayey goobaha qaar ayaa cuntada bisil ay ka  ii biyaa dadka  aan Soomaneyn taas oo  Shareecada Islaamka ay  Mamnuuc ka tahay.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here