Taliska Boliiska Jubbaland oo Bulshada uga Digay in ay Galaan Badda

0
293

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Taliska Boliiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa waxay Bulshada uga digeen in ay galaan Badda,maadaama Isbuuci la soo dhaafay ay ku naf waayeen 3,Gabdhood.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here