Tagaasida ka shaaqeysta magaalada kismaayo oo shaqo yar u keenay muruqmalatada ku dhaqeesta Gaarigacanada

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada  danta yar ee kunool magalada kismaayo ayaaa waxay intooda badan ku shaqestaan gaariga gacanada la riixo taas oo ay qaarkood ku soo dhacasan jireen nolal malmedkooda balse hada waxaa ay sameen weyn ay kula kulmeen  Tagaasiyada ku soo batay magaalada Kismaayo  kuwaas oo siyaabo kale duwan ugu shaqestaan suuqyada

Qaar ka mid ah muruq malatada ka shaqeesta gaari gaacanada ayaa ka warbixiyay sameenta ay tagasiyada ku reeben nolashoda.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here