Tababare Bashiir Cali Kata oo Talooyin u jeediyay Bahda Ciyaartooyda Jubbaland

0
282

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalin Bishaar Cali Kata ayaa Kula Dardaarmay Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha iyo xiriirka kubadda cagta Jubbalnad  iyo bah-weynta sports-ka in ay horumariyaan ciyaaraha Gobalka.

waxa uu sheegay in hadii la horumariyo kubadda uu soo laabanayo ciyaarihii gobolkaan lagu yaqiinay bariisamaadkii.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here