Tababarayaashii Koobabka Ugu Badan Ku Guulaystay 10-kii Sano Ee La Soo Dhaafay

0
506

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxa Lasoo Saaray Tababarayaashii Koobabka ugu Badan Ku Guulaystay 10-kii Sano ee Lasoo Dhaafay Kadib Markii uu Si Rasmi ah u Dhamaaday Sanadka 2019 .

Tababare Man City ee Pep Guardiola ayaa Hogaaminaya Rikoorka isaga oo Ku Guulaystay 22 Koob 10-kii Sano ee La soo Dhaafay Lagana Soo Bilaabo Sanadkii 2010 ilaa Sanadkii 2019

Waxa Kusii Xiga Tababaraha Kooxda Reer Brazil ee Flamengo Kaas oo Ku Guulaystay 15 Koob 10-kii Sano ee Lasoo Dhaafay iyada oo uu Ku Xigo Tababare Max Allegri Kaas oo Ku Guulaystay 13 Koob oo Kala Duwan.

Waxa Ku Xiga Tababaraha Kooxda Reer Argentina ee River Plate ee Gallardo Kaas oo Ku Guulaystay 11 Koob Halka uu Jose Mourinho Kujiro Kaalinta 5-aad isaga oo Ku Guulaystay 10 Koob oo Kala Duwan.

Tababarihii Arsenal ay Shaqada Ka Erisay ee Unai Emery ayaa Ku Guuleystay 10 Koob Halka uu Ka Koob Badan yahay Tababarayaal Badan.

Hadaba Halkan Hoose Ka Arag Tababarayaasha Ugu Koobabka Badan 10-kii Sano ee Lasoo Dhaafay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here