Tababar looga hadlayey arrimaha Deegaanka oo Kismaayo lagu qabtay

0
68

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ayaa  kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan arimaha deegaanka iyo badqabkiisa iyadoona lagu baranayay ilaalintiisa.

Furitanka tartanka ayaa waxa Kaqeyb galay qaar kamida holwadenada Wasaaradaha Jubbaland, Ardey ka socotay Jaamacadaha magaalada iyo xubna ka socday qeybaha kala duwan ee bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here