Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa si rasmi ah loga dafuray tababar muhiim ah oo diiradda lagu saarayo Cadaalada
Tababarkan oo socon doona muddo dhowr maalmood ah ayaa waxa ka faa’iideysanaya xubno ka kala socda garsoorka, hay’adaha ammaanka, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo xubno kale oo ka tirsan bulshada rayidka ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.