Tababar loo soo xiray Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Muqdisho

0
194
Kismaayo(Idaacadda Waamo)Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cismaan C/aalhi Maxamed ayaa maanta tababar aqoon kororsi ah u soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalada waddooyinka.
Ciidanka tababarka loosoo xiray ayaa kamid noqon doono ciidanka ilaalada wadooyinka ee Loo yaqaano taraafiko, tababarka ayaa ku saabsanaa hagida gaadiidka, calaamadaha wadooyinka, cabirka shilalka, diyaarinta gal dacwadeedka, xeerka nabad galyada wadooyinka iyo anshaxa ciidanka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here