Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa tababar u qabatay qaar kamid ah shaqaalaha iuo maamulka dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo, tababrka ayaa ku saabsanaa wacyi galinta iyo qaab dhismeedka degmooyinka heer deegaan waxaana daahduray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland mudane Abdiwaxid Maxamed Dhaqane.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.