Tababar loo qabtay Qaar ka mid ah Saxafiyiinta Kismaayo oo la soo gabagabeeyay

0
278
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka qaranka suxufiyiinta soomaaliyeed ayaa nusoj ayaa magaalada kismaayo ksuoo gabagabeeyey tababar ku saabsan habraaca saxaafada ee loogu talagalay soo tabinta rabshadaha ku saleysan jinsiga.
Tababarkaan maanta loosoo gabagabeeyey  ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah wariyayaasha ka howl galo Xarumaha warbaahineed ee maagaalada kismaayo
tababarka ayaa socday mudo labo maalin ahaa waxaa wariyayaasha kasoo qeyb galay ay ka faa`iideen wax badan oo xirfadooda wariyenimo kor ugu sii qaadi karaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here