Tababar loo qabtay qaar ka mid ah Ciidanka Asluubta Jubbaland

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo arimaha dastuurka Jubbaland Cabdulkhadir Cabdullaahi Aadan Qanuni ayaa magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ka daah furay tababar la xiriir arimaha maxaabiista kaas oo lo qabatay qaar ka mid ah Ciidanka Asluubta ee Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here