Tababar loo furay qaar ka mid ah macalimiinta Farsamada gacanta ee magaalada Kismaayo

0
276

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa  lagu qabtay tababar  ay ka faa’iideeysanayaan qaar ka mid ah macalimiinta  dugsiyada kale duwan  ee farsamada gacanta, waxana gacan ka  geestay Ha’yadda ARC.

Ujeedka macalimiinta loo tababarayo ayaa ahaa  in ay fahamaan sida loo diyaariyo imtixaanaadka Ardeyda iyo nidaamka ugu fudus ee uu macalinka wax  ugu sharixi karo Ardeyga.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here