Tababar Loo furay Guddi-hoosaadyada Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Fedaraalka

0
52
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda, Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa si rasmi ah u daahfuray wajiga labaad ee Tababbarka Guddi-hoosaadyada Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda ee ku saabsan Hirgelinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka Dowladda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here