Tababar lagu baranayay dowlad wanaag oo loo soo xiray qaar kamid ah dhalinyarada Gobalka Banaadir.

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Siminaarkaan oo socday in ka badan muddo bil ah, islamarkaana lagu baranaayey barashada hogaaminta wanaagsan, dowlad wanaagga, culuumta bulshada iyo xirfadda computerka ayaa waxaa ka qeyb galay dhalinyaro ka kala socotay degmooyinka Gobalka Banaadir, waxaana soo qabanqaabiyay Gudoomiyaha dhalinyarada Gobalka Banaadir.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here