Tababar lagu adkaynayo Nidaamka kormeerka iyo qiimaynta mashaariicda hormarineed oo Lagu qabtay Kismaayo

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay tababar ku sabsan adkaanta nidaamka kormeerka iyo qiimaynta mashaariicda hormarineed ee ka jir wasaradaha ka dhisan Dalka.
Tababarka ayaa waxaa ka soo qeybgalay gudiga Qaran ee kormeerka iyo qiimeynta mashriicada wasaradaha qarsheynta heer federal ee mamul goboleeda Dalka iyo Gobolka Banaadir.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here