Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliska qeybta 43-aad ciidamada dhulka X.D.S ayaa loo qabtay Tababar ku saabsan Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha, xeerka Bini’aadantinimo iyo la dhaqannka bulshada Rayidka uga Furmay magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.