Tababar ku sabsan qaab dhismeedka miisaaniyada degmada Kismaayo oo la daah-furay

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada Hoose ku qabatay Tabbar ku saabsan Hormarinta baahiyaha Qorsha hawleedka sanad laha iyo qaab -dhismeedka Miisaanayadda  Degmada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here