Tababar ku Saabsanaa fagaare ka hadlka oo loo qabtay Ardayda Jaamacada Kismaayo

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-45 Arday oo wax ka barato kuliyada kala duwan ee Jaamacada kismaayo ayaa waxaa loo qabtay tababar ku saabsan fagaare kahadlka si ay mararka qaar ooga hor hadlaan bulsho badan waxaana  tababrkaan soo qaban qaabiyay machadka cilmi barista ee Jaamacada Kismaayo qaar kamid ah ardaydii kafaa,ideystay mudadadii uu socday tabaarka aya sheegay in ay wax badan ka faideen oo ku saabsan fagaare ka hadlka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here