Tababar ku saabsan xog Uruurinta galka Magaalada oo lagu qabtay Kismaayo

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeeynta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magalada kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan xog Uruurinta galka magalada ee barnamijka dowlad kaab kaas oo lagu soo bandhigayay xogta magalada kismaayo

Tababarka oo ay kasoo qayb galeen Howl-wadeenada Wasaaradda Wasarada Hawlaha Guud xubno ka socday dowlada hoose  Hay’adda dhulka Jubbaland iyo mas’uuliyiin kale ayaa inta uu socday lagu soo bandhigay sida uu noqon karo Barnaamijku iyo qodobo kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here