Tababarka Sharciga Caalamiga ee Bani’aadannimada oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
6

Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo furtay tababar muhiim ah kaas oo ku saabsan sharciga Caalamiga ah ee Bani’aadannimada iyadoo ay kasoo qayb galeen Saraakiil Ciidan iyo Xubno matalaayay ururada Bulshada rayidka.

Juweyriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here