Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tabarkan oo loo qabtay dhalinyaro ka kala socday dagmooyinka gobalka Banaadir ayaa u jeedkiisu ahaa sidii bulshada looga wacyigelin lahaa saameynta isbedelka cimilada iyo dhibaatooyinka isticmaalka bacaha ay ku layihiin nolasha bulshada
Tabarka ayaa sidoo kale lagu gorfeeyay suurto galnimada sida loo suulinkaro iisticmaalka bacaha si loo ilaaliyo caafimaadka iyo badqabka bulshada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.