Tababar ku saabsan maaraynta Ganacsiga oo maanta Kismaayo loogu qabtay 30 haween ah

0
433

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda haweenka arimaha qoyska iyo xaquuqul insaanka Jubbaland iyo Hay’ada(WAWDA) oo iskashana ayaa 30 haween ah oo ku jira ganacsiyo yar-yar u furtay Tababar ku saabsan Maraynta ganacsiga .

Tababarka aya socondoona mudo shan bari ah waxaana inta uu socdo haweenka lagu baridona sida ay umarayn lahayeen ganacsiyado .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here