Tababar ku saabsan La dagaalanka xad-gudub-yada ku saleysan Jinsiga oo loo qabtay 25 Gabdhood oo ka mid ah Wariyeyaasha ka howlgalada magaalada Kismaayo

0
173

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Suxufiyiinta  Qaranka Soomaliyeed ee Loo yaqaano NUSOJ ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose Tabar Ugu qabtay 25 Gabdhood oo suxufiyiin ah kuwaasi oo Kahawlgala Warbaahinada kala duwan ee magalada kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here