Tababar ku saabsan gudiyada xallinta khilafaadka oo Kismaayo lagu soo gabagabeeyay

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland mudane Cabdullaahi Cabdiqaadir Aadan ayaa maanta Kismaayo kusoo xiray tababar ku saabsanaa ku biiritaanka dhalinyarada ee ku aadan gudiyada xalinta Khilaafaadka, kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah Ardayda Jamacadaha magaalada Kismaayo, Dhalinyarada magaalada, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here